ahbalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:Nin aad u garasho yar; doqon; dabbaal.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
doqonQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:Nin aan caqli iyo garaad badan lahayn; dabbaal.Haweeney aan caqli iyo garaad badan lahayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dabbaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:1. Nacas; axmaq. 2. ld dabbaalid.ld dabaal.Wax jahaday u socdeen mid ka duwan u weecin; soo celin (xoolo).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0