Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-llo, m.dh)
Macnaha:
1. Nacas; axmaq. 2. ld dabbaalid.
ld dabaal.
Wax jahaday u socdeen mid ka duwan u weecin; soo celin (xoolo).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-so, ml, -syo/nacas, m.dh)
Macnaha:
Qof caqli yar; doqon; dabbaal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-qiin /-qyo, m.dh)
Macnaha:
Qof aan caqli badan lahayn; nacas, dabbaal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur