Qaabnax: Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural
Macnaha:
eeg hadaf.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-fyo/ahdaaf, m.dh)
Macnaha:
1. Ujeeddo, himilo. 2. ld hadfid.
Laamo geed oo ay caleemo badan ku yaalliin.
Wax ka ilduufid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur