hadafQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-fyo/ahdaaf, m.dh)Macnaha:1. Ujeeddo, himilo. 2. ld hadfid.Laamo geed oo ay caleemo badan ku yaalliin.Wax ka ilduufid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
hadfidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg hadaf³. ld hadaf¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0