ahminQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:1. Ariga intiisa shilis oo la suuq geyn karo. 2. Orgida iyo wananka dhufaanan ee beeca ama hilib loogu talagalay. ld ahmi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ahmiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:eeg ahmin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0