wallamaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Neef jar ah; ahmin.

ahmin

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. 1. Ariga intiisa shilis oo la suuq geyn karo. 2. Orgida iyo wananka dhufaanan ee beeca ama hilib loogu talagalay. ld ahmi.