ajiibQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Aqbal. 2. ld ajiibid.Cid wax ay rabto ka aqbalid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
aqbalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Oggolaanshaha cidi yeesho wax la weyddiistay. ld aqbalid.Cid wax la weyddiistay yeelid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
ajiibidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg ajiib². ld ajiib¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0