ijaabQaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1Isrogrogga: (-bay, -btay)Macnaha:Yeelid; maqlid; ajiibid, aqbalid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
yeelidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg yeel5.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
maqlidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg maqal³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0