akademiye
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Maamul ka kooban aqoonyahanno oo loo xilsaaray kor u qaadidda aqoonta, fanka iyo dhaqanka bulshada. 2. Dugsi sare oo qaabilsan carbiska ciidamada. ld akademiyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

