akademiyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld akademiye.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

akademiye

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Maamul ka kooban aqoonyahanno oo loo xilsaaray kor u qaadidda aqoonta, fanka iyo dhaqanka bulshada. 2. Dugsi sare oo qaabilsan carbiska ciidamada. ld akademiyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur