akeekamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg akeekan². ld akeekan¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

akeekan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Muran hagag ku jiro; cilaaq. 2. ld akeekamid.
  2. Muran hagag ku jiro samayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur