akeekanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Muran hagag ku jiro; cilaaq. 2. ld akeekamid.Muran hagag ku jiro samayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
cilaaqQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. ld ilaaq. Hadal aan milgo lahayn oo iska muran ah. 2. Saxaro.1. ld ilaaq 2. Muran maag iyo hagag leh cid u jeedin. 2. Saxaro dhigid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
akeekamidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg akeekan². ld akeekan¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0