alalaasQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Mashxarad. 2. ld alalaasid.Mashxarad samayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
mashxaradQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:Dhawaaq dheer, googo'an oo haweenku carrabkooda ku sameeyaan waqtiga farxadda, arooska iwm; alalaas; carrabdhow.Haween mashxarad samayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
alalaasidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg alalaas². ld alalaas¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00