mashxarad
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-do, m.l)
Macnaha:
- Dhawaaq dheer, googo'an oo haweenku carrabkooda ku sameeyaan waqtiga farxadda, arooska iwm; alalaas; carrabdhow.
- Haween mashxarad samayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

