alif
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-fyo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Xarafka ugu horreeya farta Carabiga. 2. Alifba'. 3. Astaan alifka u eg oo xoolaha lagu sunto. 4. (alfaan, m.dh) Darajo la siiyo sarkaalxigeenka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

