baaqinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld baaqimo.Summad alif ah oo idaha shanshada ama tagoogta loogu dhigo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
baaqimoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:Neef caana yar; gabno; badho. ld baaqin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0