alkeyn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-no, m.dh)

Macnaha:

  1. (kiim.) Nooc haydarokarboon ah oo leh naaneysta guud ee C H . Alkeynadu waa iskudhisyo baahan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur