allabbariyidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg allabbari². ld allabbari¹ (3).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
allabbariQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Alle wax ka bari; ducaysi. 2. Cunto ay samayso cid ducaysanaysa. 3. allabbariyid.1. Rabbi baryid; Ilaah wax ka tuugid. 2. Cunto lagu ducaysanayo samayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00