allabbari
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Alle wax ka bari; ducaysi. 2. Cunto ay samayso cid ducaysanaysa. 3. allabbariyid.
- 1. Rabbi baryid; Ilaah wax ka tuugid. 2. Cunto lagu ducaysanayo samayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

