aloogid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg aloog.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

aloog

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Macnaha:

  1. 1. Rabsho, dagaal iwm abuurid. 2. Wax kor u qadiid, taagid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur