saloogQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Wax dheer oo taagan. 2. Geed dheer oo aan laamo iyo caleen midna lahayn. 3. ld saloogid.Xarig iwm isku soohid.