amaamudanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)Macnaha:Wax la amaamuday ahaansho (hanti, aqal iwm); unkaman; alkuman.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
alkumanQaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1Isrogrogga: (-unnay,-unnantay; -unni)Macnaha:Wax la alkumay noqosho (gabar).Wax la alkumay ahaansho (gabar).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0