amaamudnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg amaamudan. ld amaamudnaansho.

amaamudan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)

Macnaha:

  1. Wax la amaamuday ahaansho (hanti, aqal iwm); unkaman; alkuman.

amaamudnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld amaamudnaan.