ambabbaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. ld ambabbixid. Billowga socdaalka. 2. Lacag jidmar ah. 3. A. ah: qof markaa socdaal bilaabaya.Qof socdaal billaabid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
ambabbixidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg ambabbax². ld ambabbax¹ (1).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00