ambabbixid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ambabbax². ld ambabbax¹ (1).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ambabbax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld ambabbixid. Billowga socdaalka. 2. Lacag jidmar ah. 3. A. ah: qof markaa socdaal bilaabaya.
  2. Qof socdaal billaabid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur