ammaagan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-gmay, -gantay)

Macnaha:

  1. Wax la ammaagay noqosho (god, dab iwm). ld amaagan¹.
  2. Wax la ammaagay ahaansho. ld amaagan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

amaagan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-gmay, -gantay)

Macnaha:

  1. ld ammaagan.
  2. ld ammaagan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur