Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg ammaagan². ld amaagnaan, amaagnaansho, ammaagnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-gmay, -gantay)
Macnaha:
Wax la ammaagay noqosho (god, dab iwm). ld amaagan¹.
Wax la ammaagay ahaansho. ld amaagan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur