anaaninnimoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Anaani ahaansho; nafjeclaysi. ld anaaniyad, anaaniyo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
nafjeclaysiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld nafjeclaysasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
anaaniyadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld anaaninnimo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
anaaniyoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Wax la jeclaysiga qof naftiisa keliya wax la rabo. ld anaaninnimo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00