anaaniyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Wax la jeclaysiga qof naftiisa keliya wax la rabo. ld anaaninnimo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

anaaninnimo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Anaani ahaansho; nafjeclaysi. ld anaaniyad, anaaniyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur