anaanufQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld unuunuf¹.ld unuunuf².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
unuunufQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Af-ku-urursiga cunta yar oo dhulka daadsan afka lagu uruursado. ld anaanuf¹.Nafley cunto yar oo dhulka ku daadsan uruursasho. ld anaanuf².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00