unuunuf
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Af-ku-urursiga cunta yar oo dhulka daadsan afka lagu uruursado. ld anaanuf¹.
- Nafley cunto yar oo dhulka ku daadsan uruursasho. ld anaanuf².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

