andaqaadid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg andaqaad². ld andaqaad¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

andaqaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dammiin; eedqaad. ld andaqaadid.
  2. Wax dammiinasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur