andaqaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dammiin; eedqaad. ld andaqaadid.Wax dammiinasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dammiinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld damiin.Qof la yaqaan oo qof kale mas'uul ka noqda. ld damiin¹.Qof kale mas'uul ka noqosho (qof). ld damiin².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
eedqaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. E. ah: xumaan la falay eeddeeda qaadid. 2. ld eedqaadid.Lamidka: eedqaadidSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
andaqaadidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg andaqaad². ld andaqaad¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0