ani

Qaabnax: Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent

Macnaha:

  1. ld aniga.

aniga

Qaabnax: Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent

Macnaha:

  1. Magacuyaal tilmaamaya qofka kowaad ee kelida ah oo ebyoon ah (hadlaha ama qoraha). ld ani.