anna

Qaabnax: Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent

Macnaha:

  1. Magacuyaal qofka kowaad oo ka kooban 'ani'iyo 'na'.
  2. ld annaga.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

annaga

Qaabnax: Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent

Macnaha:

  1. magacuyaal tilmaamaya qofka kowaad ee wadarta ah oo ka baxsan kuwa lala hadlayo ama wax loo qorayo. ld anna².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur