anshax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-xo, m.l)

Macnaha:

  1. (etno.)Habka iyo hanaanka qof bulshada uu la noolyahay la dhaqmo; asluub.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

asluub

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dhaqanwanaag; anshax.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur