falaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-ddo/-dyo, m.dh)Macnaha:1. Fal aan ujeeddo lahayn oo waqtiga lagu lumiyo. 2. Anshax, dhaqan.Hawl aan ujeeddo laga lahayn oo waqtiga lagu luminayo qabasho.+Ku dar▲0▼0