araari

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Wadiiqo yar oo u dhexeysa laba dhisme, laba beerood, ama laba xero iwm.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur