aragbeel

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld indhabbeelid.
  2. ld indhabbeel².

indhabbeelid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg indhabbeel². ld aragbeel¹, aragbeelid, indhabbeel¹, indhabbeelis.

indhabbeel

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Indhaha oo nuurkii aragga ka taga. ld indhabbeelid.
  2. Indho nuurkii aragga lumin. ld aragbeel².