indhabbeelQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Indhaha oo nuurkii aragga ka taga. ld indhabbeelid.Indho nuurkii aragga lumin. ld aragbeel².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
indhabbeelidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg indhabbeel². ld aragbeel¹, aragbeelid, indhabbeel¹, indhabbeelis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
aragbeelQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld indhabbeelid.ld indhabbeel².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0