arbucuunidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg arbucuun². ld arbucuunis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
arbucuunQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Quraan ama duco loo akhriyo xoolo lumay si Eebbe bahal iyo tuug uga badbaadiyo.Xoolo lumay si Eebbe bahal iyo tuug uga badbaadiyo quraan ama duco u akhrin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
arbucuunisQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld arbucuunid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0