arbucuun

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Quraan ama duco loo akhriyo xoolo lumay si Eebbe bahal iyo tuug uga badbaadiyo.
  2. Xoolo lumay si Eebbe bahal iyo tuug uga badbaadiyo quraan ama duco u akhrin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur