arjantam

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-mmo, m.dh)

Macnaha:

  1. (kiim.) Bir ka tirsan curiyeyaasha kalaguurka ah oo u jiri kartaa asal ahaan iyo weliba salfaydh (AgS) iyo kolorayd (AgCl) ahaanba. Summaddeedu waa: Ag. Bar dhalaalkeeduna (b.dh.) 960 C. Bar karkeeduna (b.k.) 2180 C. Cufnaan beeggeeduna waa 10.5, tiroborotoon 47, cuf atammeed 107.87.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ag

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-go, m.l)

Macnaha:

  1. Meel inta u dhow ama hareerka kaga xeeran.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

k

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (ka') Xarafka kow iyo tobnaad ee alifka soomaaliga, waana shibbane. ld kaaf.

Lamidka: kaaf

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur