kQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(ka') Xarafka kow iyo tobnaad ee alifka soomaaliga, waana shibbane. ld kaaf.Lamidka: kaafSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
kaafQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-faf, m.l)Macnaha:Xarafka ka'. ld k (ka').Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00