arooridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg aroor². ld aroor¹ (1).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
aroorQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Waqtiga u dhexeeya marka waagu dillaaco ilaa marka qorraxdu soo baxdo. ld arooryo.1. ld aroorid. Doonashada nafley oommani ay meel biyo ka doonato. 2.(-rro mdh.) Dhudhub yar oo biyo dhulka ka jeexeen. 3. Sheexo. 4. A. ah: xoolo ooman oo biya doonad ah.1. Nafley biyo doonasho. 2. Nafley meel sare ka soo degid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0