aroosid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg aroos². ld aroos¹ (1), aroosgal¹, aroosgelid.

aroos

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. ld aroosid. Ciyaaro iyo damaashaad loo sameeyo laba qof oo isguursaday. 2. Toddabada beri ee ugu horreysa aqal-galka. 3. A. ah: qof ku jira toddobaadkii ugu horreeyey aqalgalkiisa.
  2. 1. (f.g) Laba qof oo isguursaday xaflad iyo damaashaad samayn. 2. (f.mg) Nin, naag guursasho.

aroosgal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld aqalgelid.
  2. ld aqalgal².

aroosgelid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld aqalgelid.