aroosgal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld aqalgelid.
  2. ld aqalgal².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

aqalgelid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg aqalgal². ld aqalgal¹, aroosgal¹, aroosgelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

aqalgal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Marka ugu horraysa ee laba qof oo isguursaday oo si rasmi ah guri u wada degay. ld aqalgelid.
  2. Laba qof oo isguursaday markii ugu horraysay si rasmi ah guri u wada gelid. ld aroosgal².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur