arsaaq

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld irsaaq¹.
  2. ld irsaaq².

irsaaq

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Wax la cuno oo lagu noolaado. ld arsaaq, arsaaqad, irsaaqad, irsiq.
  2. Wax la cuno oo lagu noolaado cid siin.