irsaaqQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Wax la cuno oo lagu noolaado. ld arsaaq, arsaaqad, irsaaqad, irsiq.Wax la cuno oo lagu noolaado cid siin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
arsaaqQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld irsaaq¹.ld irsaaq².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
arsaaqadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld irsaaqad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
irsaaqadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld arsaaqad, irsaaq¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
irsiqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld irsaaq¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0