aruuridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg aruur. ld ururid, uruurid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
aruurQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Caano a. ah: caano yar oo dhigaal ah oo hadba in lagu daro si ay u bataan.1. Wax kala firirsan meel isugu tegid. ld urur³, uruur.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
ururidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg urur³. ld aruurid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
uruuridQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld aruurid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0